Labo Senatar kale oo goordhaw lagu doortay magaalada Kismaayo iyo Doorashada oo …

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu doortay labo Senataor kale oo kamid noqonaya Aqalka sare ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan ayaa loo doortay in uu noqdo senator katirsan Aqal Sare ee Baarlamanaka Federaalka kadib markii uu helay codad gaaraya 59-cod halka Musharaxii la tartameysay Xaliimo Jaamac … Continue reading Labo Senatar kale oo goordhaw lagu doortay magaalada Kismaayo iyo Doorashada oo …